Skip to content Skip to sidebar Skip to footer

Guddiga loo doortay SML Degmo Badhan (BRN)

I

Ismail Adam Salah, Gudoomiye
 
Hawa Mohamoud Mohamed, G. Xigeen
Hafza Azeyr, Xog haye
Abdihakin Awad, Maaliyad
Abdijibar Hassan Aar, Xubin
Abdishakur Ismail Jama, Xubin
 
 
Muddo xileed: 2022/03/11 – 2023/03/11

SML?

“SML waa dallad horumarinaysa dadka iyo Deegaanka soomaaliyeed. Waa Dallad dhalinyaro dhalinyaro soomaaliyeed aasaastay oo qowmi ah kana hawlgalaysa dhamaan deegaan weynaha soomaaliyeed. Ujeedka Dalladu waa horumarinta Afka hooyo, kobcinta akhriska iyo qoraalka, dhiirigelinta wax soo saarka, tabaca iyo isku tashiga.

 

Sare u qaadidda wacyiga bulshada, xalinta khilaafaadka, xoojinta isku xirnaanta iyo midnimada ummadda soomaaliyeed. 

 

Hiigsiga Dalladdu waa dabargoynta JAHLIGA iyo FAKHRIGA. Aragtida Dalladu waa deegaanka soomaaliyeed oo NABAD iyo BARWAAQO AH.  

 

Habraacyada horumarinta bulsho ee SML; waa maalgashiga horumarin bulsho ee DANGUUD iyo ISKAA WAX U QABO” 

 

 

Seeraar Cabdulqaadir, Agaasim[email protected]+46 737281289 Whatsup  

[email protected]

[email protected]

[email protected]

[email protected]

Leave a comment