Skip to content Skip to sidebar Skip to footer

Guddiga loo doortay SML Degmo Shibis (SHBS)

M

Mohamed Ahmed Mohamed, Gudoomiye
 
Sulekha Muhudin, G. Xigeen
Maxamed Shiikh Xassan, Xog haye
Nasro Cali Maxamed, Maaliyad
Mustaf cabdullahi Nuur, Xubin
Drs Shukri Cabdi Maxamed, Xubin
Ladan Abdikheyr Elmi, Xubin
Hanad Salaad, Xubin
 

Please wait while flipbook is loading. For more related info, FAQs and issues please refer to DearFlip WordPress Flipbook Plugin Help documentation.

 
Muddo xileed: 2022/03/28 – 2023/03/28

SML?

“SML waa dallad horumarinaysa dadka iyo Deegaanka soomaaliyeed. Waa Dallad dhalinyaro dhalinyaro soomaaliyeed aasaastay oo qowmi ah kana hawlgalaysa dhamaan deegaan weynaha soomaaliyeed. Ujeedka Dalladu waa horumarinta Afka hooyo, kobcinta akhriska iyo qoraalka, dhiirigelinta wax soo saarka, tabaca iyo isku tashiga. Sare u qaadidda wacyiga bulshada, xalinta khilaafaadka, xoojinta isku xirnaanta iyo midnimada ummadda soomaaliyeed.  Hiigsiga Dalladdu waa dabargoynta JAHLIGA iyo FAKHRIGA. Aragtida Dalladu waa deegaanka soomaaliyeed oo NABAD iyo BARWAAQO AH.     Habraacyada horumarinta bulsho ee SML; waa maalgashiga horumarin bulsho ee DANGUUD iyo ISKAA WAX U QABO”    Seeraar Cabdulqaadir, Agaasimserar@glosom.org+46 737281289 (Whatsup) 

bndr.sml@soomaal.org 

mahad.samadoon@soomaal.org

  • bndr@soomaal.org
  • cbcs@soomaal.org
  • mohamed.baashe@soomaal.org

office@soomaal.org

Leave a comment