Kusoo dhawoow MOQOR
Free Call 46-7372-81289

DAWACO IYO TUKE

$18.00

Buugan waxa caruurtu ku baranaysaa feejignaanta nolosha. Waa sheeko suaalo iyo jawaabo badan idin dhex marin doonta ilmaha, waa sheeko xiiso badan oo caruurtu jeclaysan doonto inshallah. Waxa aad ku dedaashaa in aad si degan ugu akhrisid ilmaha xiliga aad seexinaysid ama aad adiga iyo ilmuhuba haysaan firaaqo akhris. Si hufan  uga qanci suaalaha ay ka keenaan caruurtu sheekada si garaadkoodu u koro. Buugan waxa uu ku qoranyahay afka soomaaliga iyo afka iswiidishka

Qoraa; Serar Abdulkadir

Waxa aad kasoo degsan kadhaa Amazon isaga oo App ah si aad marwalba ugu haysatid buuga taleefankaaga gacanta!

  • Foramr: Paperback |368 pages
  • Dimensions:153 x 232 x 28mm | 474g
  • Publication Date: 09 Jul 2017
  • Publisher: Danguud
  • Inprint:DG publish Company
  • City/Company:Danguud Ekf
  • ISBN: 9789188449016
  • ISBN NO: 9789188449016
  • Best sellers rank: 24

Description

Buugan waxa caruurtu ku baranaysaa feejignaanta nolosha. Waa sheeko suaalo iyo jawaabo badan idin dhex marin doonta ilmaha, waa sheeko xiiso badan oo caruurtu jeclaysan doonto inshallah. Waxa aad ku dedaashaa in aad si degan ugu akhrisid ilmaha xiliga aad seexinaysid ama aad adiga iyo ilmuhuba haysaan firaaqo akhris. Si hufan  uga qanci suaalaha ay ka keenaan caruurtu sheekada si garaadkoodu u koro.

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “DAWACO IYO TUKE”

Your email address will not be published. Required fields are marked *