Kusoo dhawoow MOQOR
Free Call 46-7372-81289

LABA BISADOOD IYO DAAYEER

$18.00

Buugan waxa caruurtu ku baranaysaa cadaalada, daacadnimada, saaxiibka wanaagsan iyo xalinta khilaafaadka. Waa sheeko suaalo iyo jawaabo badan idin dhex marin doonta ilmaha, waa sheeko xiiso badan oo caruurtu jeclaysan doonto inshallah. Waxa aad ku dedaashaa in aad si degan ugu akhrisid ilmaha xiliga aad seexinaysid ama aad adiga iyo ilmuhuba haysaan firaaqo akhris. Si hufan oo ula wadaag suaalaha ay ka keenaan caruurtu sheekada si garaadkoodu u koro.

Waxa aad kasoo degsan kadhaa Amazon isaga oo App ah si aad marwalba ugu haysatid buuga taleefankaaga gacanta!

  • Foramr: Paperback |368 pages
  • Dimensions:153 x 232 x 28mm | 474g
  • Publication Date: 09 Sep 2017
  • Publisher: Danguud
  • Inprint:DG publish Company
  • City/Company:Danguud Ekf
  • ISBN: 9789188449092
  • ISBN NO: 9789188449092
  • Best sellers rank: 24

Description

Buugan waxa caruurtu ku baranaysaa cadaalada, daacadnimada, saaxiibka wanaagsan iyo xalinta khilaafaadka. Waa sheeko suaalo iyo jawaabo badan idin dhex marin doonta ilmaha, waa sheeko xiiso badan oo caruurtu jeclaysan doonto inshallah. Waxa aad ku dedaashaa in aad si degan ugu akhrisid ilmaha xiliga aad seexinaysid ama aad adiga iyo ilmuhuba haysaan firaaqo akhris. Si hufan oo ula wadaag suaalaha ay ka keenaan caruurtu sheekada si garaadkoodu u koro.

Waxa aad kasoo degsan kadhaa Amazon isaga oo App ah si aad marwalba ugu haysatid buuga taleefankaaga gacanta!

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “LABA BISADOOD IYO DAAYEER”

Your email address will not be published. Required fields are marked *