Sale!
Sooyaalka Beeraha Soomaalia
$3.00
Wixii ka danbeeyay kacaankii wershadaha, waxaa soo ifbaxay doorka waxsoosaarka beeraha iyo sida ay muhiim u tahay in la horumariyo beeraha. Dedaalladaasi weli waa ay socdaan, kacdoonkaasina waxa uu abuuray aqoonta beeraha iyo baritaaridooda. Maanta oo dunida tiknoolojiyad heersarreysa adeegsaneyso, weli beeruhu halkoodi (muhiimadoodi) kama soo degin, saa noolaha midkiisa aan cunta samaysanka (heterotrophic) awoodin waxa uu si toos ah, ama si aan toos ahayn cuntadiisa uga helaa dhirta
Additional information
Format | Online Book |
---|
Reviews
There are no reviews yet.