Kusoo dhawoow MOQOR
Free Call 46-7372-81289

Dr Suldaan Maxamed (Garyare)

Dr. Suldaan Maxamed Suldaan Garyare wuxuu waxbarashada hoose ku qaatay waddanka Soomaaliya waxabarshada sarena waxa uu ku qaatay jaamacadaha Bircham International University, Spain (PH.D), Stockholm University, Sweden(Msc), Metropolitan University. UK (B.sc). Suldaan Garyare waa bare dugsiyada sare ee waddanka Sweden ka dhiga Afka Soomaaliga. Dr Suldan Garyare waaa qoraa daabacay todoba buug uu ka mid yahay “ Rwandan Genocide ” iyo “ *Naaneysi Magac Maahan” “Sooyaalkii Qoriska Af Soomaaliga”

Drama
0%
Biography
0%
Cookbooks
0%

Stay In Touch  with Our Updates